Abu Righal

Markuu abraha al xabashii afka saaray dhinaca makka si uu u dumiyo baytka ilaahay asaga iyo ciidankiisa dhulka ma ayna aqoonin waxayna u baahdeen qof dhul aqoon u ah laakiin ma ayna hilin markii laga reebo hal nin oo kamid ah thaqiif oo lagu magacaabo ” Abu Righaal ” wuxuu aqbalay shay cid walba diiday .

  • Cirro waa abu righaal maanta wuxuu aqbalay wax banii aadamka oo dhan diiday xataa dowlado aanan muslim ahayn dowlado afrikaan waliba xaalad dhaqaale haysto lakaiin kuma ayna dhiiran aqbalida waxa uu aqbalay abu righaal cirro shacabka qaza in dhulkooda laga soo barakiciyo si xoog ah xeryo qaxootina looga sameeyo waqooyi .

Abu righaalkii hore qabrigiisa waxaa loo badalay meel dadka dhagaxyo ku tuuraan waana isla masiirka sugaayo abu righaal cirro.

Abu righaalkii hore iyo abu righaalka maanta waxay wadaagaan in ay kaalin ka yihiin shay lid ku ah masjid barakaysan xaramka makka iyo xaramka qudus

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *