Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124
Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124

Netanyahu oo ku andacoonayaa in dhismaha nukliyeerka Iiraan uu noqon lahaa “mid aan la gaari karin bilo gudahood” Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa difaacay weerarradii milatari ee Israa’iil ku qaaday Iiraan, isaga oo ku dooday in kordhinta dhowaanahan ee…

Taariikhda intaa wararka caalamka gaar ahaan bariga dhexe siiba dagaalaa israaiiil qaado aan tebinayey, waa markii iigu horaysay ee aan arko shacab caalamu Islaami ah oo taageeraya dulmiga dagaal ee iSRAAIIL. Waa markii koowaad aan arko Soomaalida oo ku kala…

Dawladda Soomaaliya ayaa cambaaraysay weerarada ay dawladda Iran ku wado dalalka Khaliijka Carabta gaar ahaanna Sucuudiga, Baxrayn, Urdun, Cumaan, Qadar iyo Kuwait. Xukuumadda Xasan Sheekh ayaa Iran ku eedaysay in ay jebinayso xeerarka Caalamiga ah isla markaana ay weerarayso dalal…

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa khudbad ka soo jeediyey xarunta capitol hill ee ah aqalka Congress ka ee dalka Maraykanka waxa uu weerar afka ah ku qaaday Soomaalida. Isagoo ka hadlayay wuxu ku tilmaamay musuqmaasuqa ka dhacaya Mareykanka, madaxweyne Trump…

Maalin Isku Jirtay Guul iyo Guuldarro 20-02-2025 waxay ahayd maalin adag. Waxaa is raacay guul iyo guuldarro. Khawaarijta AS waxay waayeen horjoogayaal muhiim ah. Dowladda Soomaaliya se waxay lumisay deegaano muhiim ah. Sida Dagaalku ku bilowday Aroortii hore ee Khamiista,…

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo waraysi gaar ah bixiyay ayaa ka hadlay saddex qodob oo uu dhowaan sheegay madaxweynaha Soomaaliya, kaas oo la xiriira heshiiska Somaliland iyo Israaiil Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku tilmaamay aqoonsiga ay Israa’iil siisay Somaliland mid khatar…

Dowladda federaalka ayaa ciidamo u diraysa Gobolka Tigray, sida ay sheegtay Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray (TPLF) War-saxaafadeed ay maanta soo saartay, xisbigu wuxuu ku eedeeyay Addis Ababa inay samaynayso “diyaar-garroow ciidan oo cusub” oo ka dhan ah Tigray, iyagoo xiganaya…

Itoobiya oo ah dal aan Bad lahayn tan iyo markii Eritrea ka go’day 1993-kii, ayaa muddo dheer raadinaysay marin badeed si ay u taageerto kobaceeda dhaqaale iyo amni Heshiis hordhac ah oo la saxiixay 1-dii Janaayo 2024 ayaa Itoobiya u…

Dowladda Itoobiya waxay Bad u aragtaa baahi dhaqaale iyo ganacsi oo lagama maarmaan u ah dal ay ku nool yihiin malaayiin dad ah Arrin amni iyo istaraatiiji ah oo la xiriirta saldhig ciidan iyo marin ganacsi Maxaa Soomaaliya la gudboon?…

Madaxweyne Trump ayaa tilmaamay in laga yaabo in uu ugu dambeyn magaalada ka saaro saraakiisha fulinta socdaalka ee Minneapolis, iyadoo ay sii kordhayaan carada ka dhalatay toogashadii dhimashada lahayd ee kalkaaliye, Alex Pretti, ay geysteen wakiilo federaal ah Sabtidii. Wareysi…