Kaptan Khalid

Kaptan Khalid

David pertaeus madaxii hore ee CIA

Wax barashada galbeedka waxay samaysaa dabadhilifyo▪️David Petraeus madaxii hore ee CIA ahaana janaraaladii ka qayb qaatay duulaankii ciraaq asagoo shalay waraysi sinaayo kanaalka al carabiya ayuu yiri hadalkaan” Afghaanistaan way nagu adkaatay inaan dadka ku qancino inay na taageeraan ama…

Breaking news

Duqa Magaalada Minneapolis Jacob Frey ayaa sheegay inuu galabta wadahadal taleefan la yeeshay Madaxweyne Donald Trump, isagoo uga mahadceliyay wada-hadalkaas furan. Duqa magaalada ayaa madaxweynaha u caddeeyay in Magaalada Minneapolis ay si weyn uga faa’iidaysatay bulshooyinka muhaajiriinta ah, isla markaana…

Rashiinkii lagu boobey muqdisho

Xukuumadda Soomaaliya ayaa si rasmiya u qaadatay mas’uulliyada bakhaaradii raaashinka WFP ee Muqdisho lagu boobay. Xukuumaddu waxa ay sheegtay in ay ka xun tahay siday wax u dhaceen.Boobka raashinkan ayaa keenay Maraykanku joojiyo kaalmadii uu siin jiray Soomaaliya.