Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124
Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124

Sida kucad warka wakiillada caalamiga ah (sida Qaramada Midoobay iyo saaxiibbada deeq-bixiyeyaasha) ay ku sheegeen in Mudo xileedka dastuuriga ah ee Hay’addaha DFS ka haray wax kayar bilo, maxay ula jeedaan. Si Kooban beesha caalamku waxay ugu yiraahdeeb MW Xassan…

Boonramo, Seylac ilaa Lughaya waa xuduud dhuleedka la rabo in laga dhiso Guban State oo ay leedahay beesha Ciise kaas oo maanta lagaga dhawaaqay Muqdisho. Dawladda Jabuuti iyo Dawladda Federaalka ah ayaa rabaa halganka kaddib sidii SSC iyo Maakhir in…

Ma Iran ayaa laga cabsanayaa weli Mise ?Ra’iisul wasaaraha ISR ayaa fariin hanjabaad ah u diray dowladda Iran.”Haddii Iran ay hal khalad sameyso oo ay nasoo weerarto, waxaan ku jawaabi doonnaa awood aysan waligeed Iran arkin ama jawaab aysan waligeed…

Madaxweynaha Dowladda Iran Mascuud Pezeshkian ayaa caawa shaaciyay in weerar kasta oo lagu qaado hoggaamiyaha Sare ee Iran Cali Khamenei uu la mid noqon doono ku dhawaaqis dagaal, sida uu baahiyay TV-ga Al carabiya ayaa jawaab u ah hadal Shalay…

SDF hadda waxay wajahaysaa xaqiiqo cusub. Awoodooda militari wali way jirtaa, balse saameyntoodii dhaqaale si weyn ayay u yaraatay, kaddib markii ay lumiyeen ceelal iyo saldhigyo istiraatiiji ah Waxaa la filayaa in ay ku uruuraan bariga Furaat, halkaas oo ay…

Shidaalka iyo dhulka istaraatijiga ah ee waqooyiga Suuriya wuxuu gacanta ugu jiray ciidanka kurdida ee loogu yeero ciidanka dimuqraadiga ah ee SDf kuwaasoo tan iyo markii uu dagaalkii sokeeye ka qarxay Suuriya , sannadkii 2010 gacanta ku hayay ceelasha, iyagoo…

Madaxweynaha Suuriya , Axmed Sharac ayaa ku jiro daqiiqado muhiim ah, kaddib markii si rasmi ah loo xaqiijiyay ciidanka dawladda Suuriya inay la wareegeen labadii ceel ee shidaalka ugu badan ee Suuriya laga soo saari jiray , ka hor 2010…

Bacriminta sare ee ninka (Male Fertility) ma aha wax laga arki karo indhaha oo kaliya, laakiin cilmi-baarista caafimaadka ayaa xaqiijisay in calaamado gaar ah oo dhanka jirka, dabeecadda, iyo caafimaadka guud ah ay muujin karaan heerka sare ee hormoonka Testosterone…

Diyaaradda boqortooyadda Sacuudiga ee Saudi Airlines, ayaa billaabaysa duulimaadyo toos ah oo isku xiraya Muqdisho iyo Riyadh , sida uu maanta sheegay maareeyaha hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed , Axmed Macallin Xasan kaptankhalid.com

“Somaliland waa qayb (gobol) kamid ah Soomaaliya”. Safaaradda Shiinaha ee Muqidsho. Safaaradda dalka Shiinahu ku leeyahay magaalada Muqdisho ayaa falcelin ka samaysay hadal uu faafiyay Wasiirka Madaxtooyada Soomaaliland oo sheegay inay Soomaaliya ay ku fashilantay ammaanka martida u imaanaysa. Wasiirka…