Awdalstate Allahayow nin iidaran maxaan daaftaee hore seexshay

Guban stateka ay lawareegan waxay ku rabaan %10 bersent walow dad qaarkood loogu sheekeeyay 50/50 waxan ogahay oon si qoto dheer ula socday goob joogna aan u ahaa wada hadaladii u dhaxeeyay labada beelood ee ka bilaabmay jigjiga , jabuuti ilaa xamar aynu isla tagnay

Sidaan horay idiinku sheegay

Guban state maaha wax ay dowlada federalka aqoonsantahay
Sidoo kale Guban state waxa lagu doonaya wa saami reer awdal looga baahan yahay, waana hubaal ma diidana saami ay ka siiyaan Awdal state wayna helayaan 10% ka ay leeyihiin ama waxii xaq ay u leeyihiin.

waxaa jiray wax badan oon xeerinaynay oon dano siyaasadeed ka rabnay iyo maamul wada lahaansho taasina waxay nabaday in lana yidhaa dowladayda ayaa go,aamin doonta masiirkayaga oo dowladu waa jabuuti , anaguna waxaanu leenahay tani ayaad ku qadaysaan oo labo qaran yeelanmaysaan inta uu sidaa fikirkiinu yahay , AWDAL waa Awdal ku biyo caba Dubriyaal

Jamuuriyada federalka Somalia waxay ka kooban tahay 18 gobol iyo 92 degmo sida dastuurka ku qoran sidaa la ajligeed gobol guban layidhaa dowladu ma aqoonsana horayna uma uusan jirin waxaase hubaal ah in dulqaadkagu nabaday gobolka 60kii lawaayay in 2026 awdal laga dhex raadiyo..

H1 AwdalState Somalia

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *