Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124
Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124

Mareykanka ayaa soo saaray digniin toos ah oo loo diray muwaadiniintiisa kaga sugan dalka IRAN waxaana laga dalbaday inay sida ugu dhaqsiyaha badan uga baxaan guud ahaan dalkaasi kadib qoraal kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee Iran qaabilsan Dalka Cumaan waxaa…

Shidaalka iyo dhulka istaraatijiga ah ee waqooyiga Suuriya wuxuu gacanta ugu jiray ciidanka kurdida ee loogu yeero ciidanka dimuqraadiga ah ee SDf kuwaasoo tan iyo markii uu dagaalkii sokeeye ka qarxay Suuriya , sannadkii 2010 gacanta ku hayay ceelasha, iyagoo…

Madaxweynaha Suuriya , Axmed Sharac ayaa ku jiro daqiiqado muhiim ah, kaddib markii si rasmi ah loo xaqiijiyay ciidanka dawladda Suuriya inay la wareegeen labadii ceel ee shidaalka ugu badan ee Suuriya laga soo saari jiray , ka hor 2010…