David pertaeus madaxii hore ee CIA

Wax barashada galbeedka waxay samaysaa dabadhilifyo
▪️David Petraeus madaxii hore ee CIA ahaana janaraaladii ka qayb qaatay duulaankii ciraaq asagoo shalay waraysi sinaayo kanaalka al carabiya ayuu yiri hadalkaan
” Afghaanistaan way nagu adkaatay inaan dadka ku qancino inay na taageeraan ama nala shaqeeyaan halka ay aad u sahlanayd helida taageerayaal badan dalka ciraaq – dad caadi ah arko shisheeyaha iyo gumaysiga bal xal u arko – sababtoo ah Afghaanka sida uu yiri ma ayna galin wax barasho galbeed yacnii maskaxdooda lama dhaqin halka ciraaq inta badan siyaasiyiinta ay ahaayeen kuwo ka soo baxay jaamacadaha galbeedka oo maskax ahaan dhaqan .”

  • waxaa jirto oraah uu yiri madaxweynihii hore eeBosnia -Herzegovina Cali cizzat ” Galbeedka uma baahno maanta inuu gacmaha silsilad nooga xiro si uu noo hogaamiye waxaa ku filay inaan sistamkiisaa wax barashada aan ku socono iyo falsafada ay aaminsan yihiin “

Soomaaliya hadaad fiiriso maanta inta badan kuwa shisheeyaha iyo isticmaarka galbeedka iyo ciidamada shisheeye u adeego markii laga reebo xoogaa mooryaan juhala ah waxaad arkaysaa inay cabsanyihiin falsafada galbeedka waa soomaali laakiin waxaa saaran matoor shisheeye waxaa caadi ah inay imbiryaaliyada iyo gumaysiag shisheeye caadi u arkaan bal badbaado inuu yahay..

H2 Mohamed osmam

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *