Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124
Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124


DEG DEG: Dowladda Mareykanka oo fasaxday kaalmada Somaaliya lasiin jiray ee loo soo marin jiray hay’adda World Food Program (WFP) kadib dowladda Somaliya oo qaadatay masuuliyada kaalmadii la lunsaday.
Xafiiska gargaarka shisheeye ee hoos yimaada wasaarada arimaha dibedda Mareykanka ayaa qoray sidan, “Mareykanka wuxuu aqbalay masuuliyadda dowladda Soomaaliya ay ku qaadatay falkii loo geestay howlaha hay’adda WFP. Kadib qirashada, waan fasaxaynay howlahii WFP balse wali waxaan dib-u-eegis ku wadnaa howlaha guud ee Soomaaliya.
Maamulka Trump waxaa ka go’an diidmada xatootayada, tuuganimada iyo leexsiga mucaawanada uu bixiyo Mareykanka.” ayaa lagu yiri qoraalka