Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124
Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124


SDF hadda waxay wajahaysaa xaqiiqo cusub. Awoodooda militari wali way jirtaa, balse saameyntoodii dhaqaale si weyn ayay u yaraatay, kaddib markii ay lumiyeen ceelal iyo saldhigyo istiraatiiji ah Waxaa la filayaa in ay ku uruuraan bariga Furaat, halkaas oo ay ku wajihi doonaan cadaadis cusub, mid militari iyo mid siyaasadeedba taa oo jirta SDF ayaa warsaxaafadeed waxyar ka hor ka soo baxay waxay ku sheegtay in dawladda Suuriya ay jebisay heshiiska ay horey u gaareen oo la xiriiray inay deegaannada miyiga Xalab, ka baxaan SDF xilligaana howlgalka u rogtay dagaal toos ah iyagoo sheegay inay arrintan ka dhalan doonto inay SDF si adag isku difaacdo iyo xaalad dagaal oo dhab ah
Turkiga ma qarin in uu doonayo in la wiiqo SDF wuxuuna bixinaya taageerro sirdoon iyo mid milatari, halka Mareykanku uu isku dayayo in uusan ku lug yeelan dagaal , wuxuuna SDF uga tagay inay ku burburaan gacanta ciidanka dawladda Suuriya ee Turkiga uu taageerro muddo 15 sanno ah
Guushan militari waxay sidoo kale miisaan gaar ah u leedahay madaxweynaha Suuriya Axmed Sharac wuxuu helay fursad uu ku muujiyo in dawladda dhexe ay weli awood u leedahay inay dib u soo ceshato dhul iyo kheyraad Waa fariin gudaha ah…