Category News

31 sano ka hor mante oo kale..

Xuseen Maxamed Canshuur iyo Maxamed Aadan (Maxamed Dheere) oo ahaa laba duuliye oo u dhashay dalka Kenya ayaa xafiiskooda ku yaallay garoonka diyaaradaha Wilson ee Nairobi Labada duuliye oo ku guda jiray shaqadooda maalinlaha ah ayaa waxaa u yimid diblomaasi…

Dawladda Soomaaliya oo hawada ka celisay ciidan

In hawada laga celiyo diyaarad ay la socdeen ilaalada madaxda maamul goboleedyada ugu awoodda badan dalka, waxay markale bannaanka soo dhigtay kala fogaanshaha siyaasadeed ee u dhexeeya Xasan Sheekh, Siciid Deni iyo Axmed Madoobe. Inkasta oo madaxweyne Xasan Sheekh hore…

Maxaa arrinkan ka dhalan karo?

Dawladda Somaaliya oo hawada ka celisay ciidan la socday weftiyo ka yimi Kismaayo iyo GarooweDawladda Somaaliya ayaa maanta qaaday tallaabo hadal-hayn ballaadhan dhalisay kaddib markii hawada laga celiyey ciidan ka yimi magalooyinka Kismaayo iyo Garoowe kuwas oo ku sii jeeday…

Deg deg Bariga Dhexe ayaa saacado colaadeed ku jura..

Barriga Dhexe ayaa kujira saacado isbedeladu sareeyaan Colaad ma hurtana u muuqda Afar kamid diyaaradaha milateri ee Shidaalka Hawada kusiiya Diyaaradaha dagaalka ayaa ka duulay Qatar xili xaaladdu marayso aag xasaasi ah lamana yaqaan halka adeen U.S. KC-135R Stratotanker horey…

Mareykanka oo ansixiyay in laga iibiyo turkiga

F-16 diyaaradaha loo adeegsado weerarada dhulka ah – ma ahan wax naqshadeeyayaasheedu ay maanka ku gayeen ama ku dareen sawirada bogaga naqshadeynteeda horraantii 1970-meeyadii. La qabsigaas ayaa u saamaxday in ay qabato doorar aad iyo aad u badan, taas oo…

Deg deg Soomaaliya oo bartamaha loolanka caalamiga ah

Loollan siyaasadeed iyo mid amni ayaa si isa soo taraysa uga curtay Geeska Afrika, xilli dunidu wajahayso isbeddello waaweyn, isla markaana laga baqayo dagaallo culus oo ka holcaya Bariga Dhexe. Soomaaliya, oo leh muhiimad juqraafiyeed iyo istiraatiiji ah, ayaa mar…