Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124
Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa uga digay dalka Ingiriiska in uu ganacsi la sameynta Shiinaha taasoo noqon karta arrin aad khatar u leh si gaar ah Uk. Hadalkan Madaxweynaha Mareykanka ayaa yimid ka dib markii la shaaciyay heshiisyo lagu kordhinayo…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Iiran ay doonayso inay heshiis gaarto halkii ay wajihi lahayd tallaabo militari oo ka timaadda Maraykanka inkasta oo Tehran ay ku adkaysanayso in nidaamyadeeda gantaallada iyo difaacu marnaba aanay noqon doonin kuwo wadaxaajood…

F-16 diyaaradaha loo adeegsado weerarada dhulka ah – ma ahan wax naqshadeeyayaasheedu ay maanka ku gayeen ama ku dareen sawirada bogaga naqshadeynteeda horraantii 1970-meeyadii. La qabsigaas ayaa u saamaxday in ay qabato doorar aad iyo aad u badan, taas oo…

F-16 Iyada oo loo naqshadeeyay qaab yar, oo hadana fudayda ka dhigaya kuna haboon dagaalka hawada, F-16 waxay qaadatay doorar aad u badan oo kala duwan, laga bilaabo weerarada dhulka ilaa iyo kuwa looga hortagga maraakiibta iyo xita doorarka qaadista…

Loollan siyaasadeed iyo mid amni ayaa si isa soo taraysa uga curtay Geeska Afrika, xilli dunidu wajahayso isbeddello waaweyn, isla markaana laga baqayo dagaallo culus oo ka holcaya Bariga Dhexe. Soomaaliya, oo leh muhiimad juqraafiyeed iyo istiraatiiji ah, ayaa mar…

DEG DEG: Dowladda Mareykanka oo fasaxday kaalmada Somaaliya lasiin jiray ee loo soo marin jiray hay’adda World Food Program (WFP) kadib dowladda Somaliya oo qaadatay masuuliyada kaalmadii la lunsaday. Xafiiska gargaarka shisheeye ee hoos yimaada wasaarada arimaha dibedda Mareykanka ayaa…

Ciidanka Cirka Soomaaliyeed iyo F-16: Duuliyayaasha ma Soomaalibaa? Duuliyayaashu waa Soomaali, taasoo muujinaysa in tababarka iyo xirfadaha sare ee diyaaradaha casriga ah la siinayo ciidanka gudaha. Tababarkan wuxuu ka dhigan yahay in Soomaaliya aysan kaliya ku tiirsanayn tababar dibadda ah,…

Xogo dheeraad ah ayaa ka soo baxay ujeeddada safar Xoghaye ku xigeenka Arrimaha Dibadda ee dalka Maraykanka Christopher Landau iyo Taliyaha ciidanka Maraykanka ee AFRICOM Dagvin Anderson kuwaas oo safar ku maray afar dal oo ku yaalla qaaradda Afrika. Lugtii…

Donald Trump ayaa sheegaya in uu Iran dul geeyey ciidankii soo qabtay Nicolas Maduro oo ahaa madaxweynihii Venezuela, iyagoo wata amar cad iyo ujeedo xaqiijinteeda ay cadahay.Trump ayaa ku hanjabay in ciidankani ay yihiin kuwa deg deg u fulinaya amarka…

Nin ayaa rabshad ka abuuray kulan dadweyne oo ay qabanaysay xildhibaanad Ilhaan Cumar kaddib markii uu ku saydhiyay dareere aan la aqoon waxa uu yahay oo lahaa ur aan habboonayn.Kulkanka dadweyne ayaa ka dhacayay Minneapolis Talaadadii, xilli ay cambaareynaysay tallaabooyinka…