Category News

Maxay ula jeddaan ?

Sida kucad warka wakiillada caalamiga ah (sida Qaramada Midoobay iyo saaxiibbada deeq-bixiyeyaasha) ay ku sheegeen in Mudo xileedka dastuuriga ah ee Hay’addaha DFS ka haray wax kayar bilo, maxay ula jeedaan. Si Kooban beesha caalamku waxay ugu yiraahdeeb MW Xassan…

Booramo & seylac

Boonramo, Seylac ilaa Lughaya waa xuduud dhuleedka la rabo in laga dhiso Guban State oo ay leedahay beesha Ciise kaas oo maanta lagaga dhawaaqay Muqdisho. Dawladda Jabuuti iyo Dawladda Federaalka ah ayaa rabaa halganka kaddib sidii SSC iyo Maakhir in…

Ma Iran ayaa laga cabsanayaa weli Mise ?

Ma Iran ayaa laga cabsanayaa weli Mise ?Ra’iisul wasaaraha ISR ayaa fariin hanjabaad ah u diray dowladda Iran.”Haddii Iran ay hal khalad sameyso oo ay nasoo weerarto, waxaan ku jawaabi doonnaa awood aysan waligeed Iran arkin ama jawaab aysan waligeed…

Madaxweynaha Dowladda Iran Mascuud Pezeshkian

Madaxweynaha Dowladda Iran Mascuud Pezeshkian ayaa caawa shaaciyay in weerar kasta oo lagu qaado hoggaamiyaha Sare ee Iran Cali Khamenei uu la mid noqon doono ku dhawaaqis dagaal, sida uu baahiyay TV-ga Al carabiya ayaa jawaab u ah hadal Shalay…

SDF hadda waxay wajahaysaa xaqiiqo cusub

yaa gacanta ku haayo ceelasha

SDF hadda waxay wajahaysaa xaqiiqo cusub. Awoodooda militari wali way jirtaa, balse saameyntoodii dhaqaale si weyn ayay u yaraatay, kaddib markii ay lumiyeen ceelal iyo saldhigyo istiraatiiji ah Waxaa la filayaa in ay ku uruuraan bariga Furaat, halkaas oo ay…

Muqdisho & Riyadh

Diyaaradda boqortooyadda Sacuudiga ee Saudi Airlines, ayaa billaabaysa duulimaadyo toos ah oo isku xiraya Muqdisho iyo Riyadh , sida uu maanta sheegay maareeyaha hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed , Axmed Macallin Xasan kaptankhalid.com