Category News

Abu Righal

Markuu abraha al xabashii afka saaray dhinaca makka si uu u dumiyo baytka ilaahay asaga iyo ciidankiisa dhulka ma ayna aqoonin waxayna u baahdeen qof dhul aqoon u ah laakiin ma ayna hilin markii laga reebo hal nin oo kamid…

Joqoraafiga soomaalia

Soomaaliya waa dal ku yaalla Bariga Afrika(Geesta Afrika), leh juqraafi gaar ah oo ay ka mid yihiin bad dheer, bannaano ballaaran iyo buuro.Goobta Juqraafiga Qaaradda: AfrikaGobolka: Geeska AfrikaXuduudaha:Waqooyi:Badda Cas Bari: Badweynta Hindiya:Galbeed: ItoobiyaKoonfur-galbeed: KenyaWaqooyi-galbeed: JabuutiXeebta Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu…