Joqoraafiga soomaalia

Joqoraafiga soomaalia

Soomaaliya waa dal ku yaalla Bariga Afrika
(Geesta Afrika), leh juqraafi gaar ah oo ay ka mid yihiin bad dheer, bannaano ballaaran iyo buuro.
Goobta Juqraafiga Qaaradda: Afrika
Gobolka: Geeska Afrika
Xuduudaha:Waqooyi:
Badda Cas Bari: Badweynta Hindiya:Galbeed: Itoobiya
Koonfur-galbeed: Kenya
Waqooyi-galbeed: Jabuuti
Xeebta Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer
Afrika (in ka badan 3,333 km)
Xeebtu waxay muhiim u tahay:Kalluumaysiga
Ganacsiga iyo dekedaha
Isku xirka badaha calamka
Dhulka iyo Dabeecadda
Bannaano: Inta badan dalka waa bannaan furan oo ku habboon xoolo-dhaqashada
Buuro: Buuraha, soomaliya wax ay lee dahay
buuro dhaadheer gar ahaan dhanka waqooyiga
Dooxooyin: Ku yaalla hareeraha webiyadaCimilada
Cimilo kulul oo qalalan
Roobab xilliyeed: Gu’ (Abriil-Juun)
Dayr(Oktoobar-Nofeembar)
Abaarta waa dhibaato soo noqnoqda Webiyada Webiga Jubba
Webiga Shabeelle
Labaduba waxay ka yimaadaan Itoobiya, waxayna muhiim u yihiin beeraha

W/Q Kaptan khaalid

4 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *