Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124
Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124


Taariikhda intaa wararka caalamka gaar ahaan bariga dhexe siiba dagaalaa israaiiil qaado aan tebinayey, waa markii iigu horaysay ee aan arko shacab caalamu Islaami ah oo taageeraya dulmiga dagaal ee iSRAAIIL. Waa markii koowaad aan arko Soomaalida oo ku kala jaban dagaal Israaiil dal calaamu Islaami ah ku qaaday.
Wadamo badan ayaa cilaaqaad la leh Israaiil oo Muslim ah dabcan, balse shacabka Masaaridda, kuwa Urdun, Baxrayn , Marooko ama Imaraad baraha bulshada ka taageeraya Isaa”iil weligeey ma Arag.
Soomaalidu waa dad aan mabda lahayn, shucuurtooda aan joogtayn karin.
Qoraagii reer Ingriisiis ee Lewis baa yidhi,Alle ay ka jecel yihiin Ilaaha xaqa ah bay caabuudaan oo waa qabyaladda.
Hada waxa cadaatay inaysan inbadan waxba aaminsanayn. Bal maxa kugu khasbaya inad dulmi taageerto adiga oo ku dirqin waayey shacabka Carabta ee iyaguba madaxdoodu Talaabiib xidhiidhka la leedahay