Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124
Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124


Dawladda Soomaaliya ayaa cambaaraysay weerarada ay dawladda Iran ku wado dalalka Khaliijka Carabta gaar ahaanna Sucuudiga, Baxrayn, Urdun, Cumaan, Qadar iyo Kuwait.
Xukuumadda Xasan Sheekh ayaa Iran ku eedaysay in ay jebinayso xeerarka Caalamiga ah isla markaana ay weerarayso dalal aan waxba u geysan.
Soomaaliya ayaa ka aamustay weerarka lagu qaaday Imaaraadka Carabta kaas oo ay ka reebtay in dhambaalkii ay u dirtay dalalka Carabta.