Muqdisho & Riyadh

Diyaaradda boqortooyadda Sacuudiga ee Saudi Airlines, ayaa billaabaysa duulimaadyo toos ah oo isku xiraya Muqdisho iyo Riyadh , sida uu maanta sheegay maareeyaha hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed , Axmed Macallin Xasan

kaptankhalid.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *