Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124
Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124


Shidaalka iyo dhulka istaraatijiga ah ee waqooyiga Suuriya wuxuu gacanta ugu jiray ciidanka kurdida ee loogu yeero ciidanka dimuqraadiga ah ee SDf kuwaasoo tan iyo markii uu dagaalkii sokeeye ka qarxay Suuriya , sannadkii 2010 gacanta ku hayay ceelasha, iyagoo taageerro ka helaya Mareykanka oo ciidan ay halkaa ka joogaan balse markii xukunka uu la wareegay Axmed Sharac, wuxuu soo bandhigay heshiisyo SDF ay ugu biireyso dawladda Suuriya kuwaasoo aan shaqeyn illaa ugu dambeyntii dagaallo toos ah labadii toddobaad ee u dambeeyay ay ka qarxeen gudaha magaalada Xalab ee waqooyiga Suuriya kaddib markii ciidanka SDF ay joogteeyeen weerarrada ay ku beegsanayaan ciidanka dawladda.
Hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA-da ayaa maanta sii deysay warbixin lagu sheegay in Axmed Sharac, isagoo taageerro ka helaya Turkiga uu go’aansaday in meesha laga saaro SDF taa oo dhalisay howlgal labo maalin socday in SDF isaga baxdo ceelal shidaal oo ah kuwa ugu muhiimsan Suuriya iyo saldhigyada milatari ee istaraatijiga ahaa.
SDF oo billowday ka bixitaan galbeedka Webiga Furaat, taageerada Mareykanka oo noqotay mid xaddidan oo aan caddeyn, iyo Turkiga oo cadaadis joogto ah ku hayay SDF…next ka aqriso