Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124
Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124


Ma Iran ayaa laga cabsanayaa weli Mise ?Ra’iisul wasaaraha ISR ayaa fariin hanjabaad ah u diray dowladda Iran.”Haddii Iran ay hal khalad sameyso oo ay nasoo weerarto, waxaan ku jawaabi doonnaa awood aysan waligeed Iran arkin ama jawaab aysan waligeed la kulmin”ayuu yiri N-Yahu.”Waxkasta oo ka dhaca Iran, hal shay ayaa hubaal ah, Iran weligeed ma noqon doonto sidii ay ahaan jirtay”.Sidoo kale wuxuu maanta si cad u sheegay in marnaba ciidamada Turkey iyo kuwa Qatar aysan tagi doonin marinka Gaza.Maxay kula tahay