Booramo & seylac

Boonramo, Seylac ilaa Lughaya waa xuduud dhuleedka la rabo in laga dhiso Guban State oo ay leedahay beesha Ciise kaas oo maanta lagaga dhawaaqay Muqdisho.

Dawladda Jabuuti iyo Dawladda Federaalka ah ayaa rabaa halganka kaddib sidii SSC iyo Maakhir in beelaha Samaroon ee Awdal State ay wax la dhistan walaalahood ciise oo galaan kaalinta Abwaanka & Kilwe ugu jiraan Woqooyi-bari ee 50/50 macnawiyan 70/30.

Beesha Ciise 70% – Gadabuursi 30% 🤪

Hambalyo hordhac ah Guban State

Anigu halganada waa la socda ee Guban waan boogaadinayaa. waxaan leeyahay Beesha Ciise dhulkeeda ha looga kaco. Weliba waxba kuu qarin maayee dee uga kac..

Aniga dooddaydu waxay taagnad waar Ciise dalkiisa Jabuuti ha qaado, Saylacna waxba kuma leh ee Ninkii Xasan Sheikh u geeyay oo ay Xildhibaankana is ogaayeen caano ha ka dhamo Selel oo awdal lagu daray waa dhul Ciise ayaa layna leeyahay e.🤪

H2 ..Mohamed Osmaam

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *