Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124
Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124


Xukuumadda Soomaaliya ayaa si rasmiya u qaadatay mas’uulliyada bakhaaradii raaashinka WFP ee Muqdisho lagu boobay.
Xukuumaddu waxa ay sheegtay in ay ka xun tahay siday wax u dhaceen.
Boobka raashinkan ayaa keenay Maraykanku joojiyo kaalmadii uu siin jiray Soomaaliya.