Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124
Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124


Wax barashada galbeedka waxay samaysaa dabadhilifyo
▪️David Petraeus madaxii hore ee CIA ahaana janaraaladii ka qayb qaatay duulaankii ciraaq asagoo shalay waraysi sinaayo kanaalka al carabiya ayuu yiri hadalkaan
” Afghaanistaan way nagu adkaatay inaan dadka ku qancino inay na taageeraan ama nala shaqeeyaan halka ay aad u sahlanayd helida taageerayaal badan dalka ciraaq – dad caadi ah arko shisheeyaha iyo gumaysiga bal xal u arko – sababtoo ah Afghaanka sida uu yiri ma ayna galin wax barasho galbeed yacnii maskaxdooda lama dhaqin halka ciraaq inta badan siyaasiyiinta ay ahaayeen kuwo ka soo baxay jaamacadaha galbeedka oo maskax ahaan dhaqan .”
Soomaaliya hadaad fiiriso maanta inta badan kuwa shisheeyaha iyo isticmaarka galbeedka iyo ciidamada shisheeye u adeego markii laga reebo xoogaa mooryaan juhala ah waxaad arkaysaa inay cabsanyihiin falsafada galbeedka waa soomaali laakiin waxaa saaran matoor shisheeye waxaa caadi ah inay imbiryaaliyada iyo gumaysiag shisheeye caadi u arkaan bal badbaado inuu yahay..