Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124
Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124


Donald Trump ayaa sheegaya in uu Iran dul geeyey ciidankii soo qabtay Nicolas Maduro oo ahaa madaxweynihii Venezuela, iyagoo wata amar cad iyo ujeedo xaqiijinteeda ay cadahay.Trump ayaa ku hanjabay in ciidankani ay yihiin kuwa deg deg u fulinaya amarka la siiyey oo xataa u bareeraya dagaal dhameystiran, hubkii USA-na uu madaxa Iran dulyaalo oo ay tahay in ay Nuclear iskaga tanaasulan, miiska yimaadaan ayagoo deg degaya.”Waqtigu wuu dhammaanayaa, arrintuna waa mid degdeg ah oo lama huraan ah, mana jiro Nuclear ay haysan karto Iran” ayuu yiri Trump.”Haddii aad diidaan heshiiska oo aad sameyn weydaan sidaas, waxaa dhacaya wax ka xun “Howlgalkii Midnight Hammer,” dagaalka cusub wuxuu ahaan doonaa mid aad uga sii xun! Ha ogolaaina taasi” ayuu yiri Trump.