Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124
Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124


F-16 Iyada oo loo naqshadeeyay qaab yar, oo hadana fudayda ka dhigaya kuna haboon dagaalka hawada, F-16 waxay qaadatay doorar aad u badan oo kala duwan, laga bilaabo weerarada dhulka ilaa iyo kuwa looga hortagga maraakiibta iyo xita doorarka qaadista sawirada sahaminta ganista gantaalaha hawada isaga kala goosha. Tan iyo 2015, waxay ahayd tiradii ugu badnayd ee diyaaradaha milatariga adduunka in ka badan 2,000 ayaa loo malaynayaa inay weli si firfircoon uga faa’iidaystaan caalamku maanta.

Dhirirka diyaaradaan ayaa ah 15 mitir, waxayna leedahay baal dhirirkiisu gaarayo 9.45 mitir. Waxay ku shaqeysaa matoor koronto dhaliya, kaas oo soo saara 130 kilonewtons oo awooda wax riixda ah, taa oo ku dardargelinaysa diyaaradda in ay ku dhaqaaqdo in ka badan laba jeer xawaaraha codka. Hubka ay xambaarto waxaa ka mid ah madfac wareeg ah oo 20-milimitir ah iyo sidoo kale gantaalo ku rakiban baalasha hoostooda. F-16 waxa uu miisaankeedu yahay 10,000 kg.
F-16 waxay leedahay Qarnigii 21_aad Sababaha ay ciidamada cirku ee wadamo badan ay wali u rabaan F-16s waxaa ka mid ah qaabka loo naqshadeeyay iyo casharo adag oo laga bartay dagaalkii hawada ee Vietnam.
Part one