Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124
Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124


Dowladda Itoobiya waxay Bad u aragtaa baahi dhaqaale iyo ganacsi oo lagama maarmaan u ah dal ay ku nool yihiin malaayiin dad ah
Arrin amni iyo istaraatiiji ah oo la xiriirta saldhig ciidan iyo marin ganacsi
Maxaa Soomaaliya la gudboon?
1.Ilaalinta midnimada iyo sharciga caalamiga ah Beesha caalamka oo ay ku jirto Midowga Yurub waxay adkaysay muhiimadda ay leedahay ilaalinta dhuleed ee Soomaaliya
Tani waxay ka dhigaysaa in wax kasta oo Bad la xiriira ay ku xirnaadaan European External Action Service Ogolaanshaha dowladda federaalka Heshiis sharci caalami ah
2. Wada-xaajood dan wadaag ah Haddii wada hadal dhaco Soomaaliya waxay ka fiirsan kartaa Faa’iido dhaqaale oo muuqata Maalgashi kaabayaalI skaashi amni Sababtoo ah heshiiskii hore wuxuu muujiyay in marin badeed lagu beddeli karo Saami shirkado waaweyn sida diyaradaha rakabka qaada ee itobiya iyo iskaashi dhaqaale
3. Ka fogaanshaha colaado cusub Khilaafka Bad-marintu wuxuu halis u yahay xasilloonida Geeska Afrika sidaas darteed xal diblomaasiyadeed ayaa muhiim ah
Somaliland ma siin kartaa Bad?
Sharci ahaan:Somaliland waxaa caalamku u aqoonsan yahay qayb ka mid ah Soomaaliya Sidaas darteed wax Bad-marin ah oo rasmi ah waxay ku xirnaanayaan oggolaanshaha dowladda Soomaaliya Siyaasad ahaan